London(INO)-Wariye u shaqeeya Laanta BBC-da ayaa waxa uu barnaamij kadiyaarinayay daroogooyinka ciidamada Booliska ay soo qabtaan.
Halkan Ka Daawo.
Suxuufigan ayaa waxa uu meesha Daroogada lagu gubayay taagnaa in mudo ah, ka dib waxaa si tartiib ah ugu u faaftay suntii daroogada oo uu markii la bilaabay duubitaanka Barnaamijka la arkay, wariyihii oo Bashaash noqday.
Idale News Online.