Muqdisho(INO)-Soomaalida ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay si wayn uga dhex muuqday Tahriibayaasha kala duwan ee Maraya Badda Liibiya kuwaasi oo usii gudbiya dhinaca Yurub, iyagoona marka hore sii mara wadooyin Halisa oo ay kala kulmaan dhibaato badan.
Haweenka Soomaaliyeed ee Mara Liibiya ayaa Lagu hayaa dhibaato ay ugu horayso Kufsi aan kala go’lahayn, Waxaana Tv-ga Al-Jazeera uu baahiyey Haween Soomaaliyeed oo ka sheekaynaya wixii soo gaadhay.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Muqdisho