Ankara(INO)-Wadanka Turkiga waa mid ka mid ah dalalka ugu tunka weyn midawga ciidamada gaashaanbuurta NATO waxeeyna dhawaan soo bandhigeen nuuc Diyaarado dagaal oo cusub waliba xambaarsan sawaariiq ama gantaalo halis ah.
Milatariga dalka Turkiga gaar ahaan ciidamada cirka Turkiga ayaa waxa lagu turiyaa kuwo qalab ahaan aad u hubeysan waxayna kaalimaha ugu horeeya kaga jiraan dalalka fara ku tiriska ah ee gacantooda ku sameysta diyaaradaha casriga ah gaar ahaan kuwa dagaalka ee loo yaqaan Miiga .
dawaada awoodha turkiga