Afgooye (INO)- Daraasad laga diyaariyay lacagaha ka soo xarooda isbaarooyinka yaala gobolka Sh.Hoose iyo gobolka Banaadir ayaa lagu ogaaday in lacago badan ay ka soo galaan Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo xukuumadda Soomaaliya. Dhammaan lacagahaas ayaa la ogaaday in ay ku dhacaan jeebka Shakhsiyaad.
Wasiirka warfaafinta Dowlada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka gacan seerey Warbxinta Macahdka sameeyey cilmi baarista isla markaana waxa uu sheegdey in 2 Isbaaro oo kaliye ka qaadaan Canshuurta.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Afgooye