Daawo:Taliyaha Ciidamada Dalka Uganda Gen. Katumba Wamala Oo Booqadey Degmada Baraawe

0
213

Baraawe(INO)-Taliyaha Ciidamada  Dalka Uganda oo booqasho ku tagay Magaalada Baraawee ee Caasimada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliyal, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

150

Taliyaha Ciidamada Uganda Gen. Katumba Wamala ayaa markii uu tagay Baraawe wuxuu booqday Xerada ugu weyn ee ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin Magaaladaasi,waxaana salaan sharaf uu ka qaatay Cutubyo ka tirsan Ciidamada dalka Uganda ee ku sugan Magaalada Baraawe Ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Halkan Ka Daawo.


Idale News Online, Baraawe, KG Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here