London (INO) Tahriibka ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay siwayn u xoogaystay, Waxaana Dadka ugu badan ay noqdeen, Dhalinyaro, Haween iyo Caruur kuwaasi oo sii mara Safar aad u halis badan dhinaca dhulka oo Saxare ah.
Muuqaal lasoo bandhigay ayaa muujinaya Haween iyo Caruur Laga soo daabalayo Gaadhi lagu soo Qaaday Iyo sida ay ku gaadhaan dalka Liibiya, Waxaana Caruurta Iyo Haweenka dusha Laga saaray Caws Iyo Shiraac DAAWO XAALADA MURUGADA BADAN LEH.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, lIBYA