London (INO) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe oo ku sugnaa dalka Ingiriiska ayaa Waxaa la hordhigay Su’aalo adag, iyadoona ay ku boobeen Saxafiyiin kala duwan, Faysal Cali Waraabe oo siwayn u carooday Su’aalo la hordhigay, Wuxuuna geesta kale sheegay in Dowlada Somaliland oay marayso meel khatar ah.
Geesta kale waxaa wax laga waydiyey Su’aalo la xiriira Dhismaha maamul goboleedyada dalka Soomaaliya, Wuxuuna sheegay inaysan Jirin wax la yiraahdo Jubaland iyo Dowlada Koonfur-Galbeed Soomaaliya, wuxuuna sidoo kale ka hadlay Arinta maamulka Gobolada dhexe, Isagoona Weerar ku qaaday Siyaasada Maamulka Puntland.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, London, UK