Daawo:qubanaha VOA RW C/wali doorshada 2016 iyo QM oo Kenya u digtay

0
249

London (INO) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo todobaadkan aad uga Bogon doontaan Qodobo xiiso badan oo ay ka mid yihiin.

“Qaramada Midoobay oo sheegtay inay Qacaaqib xumo ka dhalan doonto Talaabada Dawlada Kenya ay ku doonayso inay Qaxootiga Soomaaliya dib ugu celiso, Raysal Wasaarihii Hore ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed oo waraysi uu Siiyey Idaacada VOA-da uga hadlay Arimo dhowr ah iyo doorshada 2016-ka, Masaajidkii Ugu horeeyay uu gaar ah dumarka oo laga dhisay Gobolka California ee dalka  maraykanka” 

Halkan Ka Daawo.

FrmImage556834-Sharky-Jama-digis-1.jpg

Idale News Online, MUqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here