Daawo:Qaabka doorashada saake udhaceyso iyo gudoomiyaha doorashada soo saaray digniino cusub

0
186

Muqdisho(INO)- Ayadoo maanta lagu wado in ay dhacdo doorashada madaxweynaha soomaaliya lana soo bandhigay howlka ay kadhici doonta kasoo lasheegay in ay fariisan donaan mar qura in kabadan 600 qof.

Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka aya so saaray waxyaabo laga mamnuucay isticmaalka xiliga lagu jiro doorashada waxaana kamid ah wax waliba oo ah tiknoolijiyada ah tasoo laga cabsi qabo in waraaqaha doorashada looga qaado sawir.