Daawo:Obama oo xalay qeybiyay billado iyo shakhsi caan ah oo loo diiday gelidda aqalka cad

0
188

NY(INOI)- Haweeneyda caanka ku ah islamarkaana daadihisa barnaamijka “THE ELLEN SHOW” oo ka mid aheyd shakhsiyaadka uu xalay biladda u qeybinayay madaxweynaha Mareykanka ayaa loo diiday in ay gasho gudaha aqalka cad oo lagu casuumay kaddib markii ay soo illowday kaarkeeda aqoonsiga.

Halkan Ka Daawo