Muqdisho(INO)-Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya oo siwayn uga soo kabanaysay Mudooyinkii ugu danbeeyay dagaaladii iyo dib u dhacii Baahsaanaa ee soo Wajahay ayaa waxaa ka socda Horumaro kala duwan.
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin xiiso badan leh oo Laga diyaariyey Beerta Nabbada ee ku taala degmada Waabari ee Gobolka Banaadir, Taasi oo hada dhismaheedu uu marayo meel wanaagsan, islamarkaana La filanyo inay noqoto Goobaha ugu Qurxoon ee dalxiiska Lagu yimaado.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Muqdisho