Muqdisho(INO)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada muqdisho, Gen: Mungaab ayaa wuxuu socod dheer kusoo maray magaalada Muqdisho, isagoona sidoo kale booqday goobo kala duwan.
Mungaab oo ay maalmihii u danbeeyay soo baxayeen warar sheegaya in la badalayo, iyo khilaaf kala dhexeeya madaxwaynaha soomaliya ayaa Madaxda Dawlada wuxuu ugu baaqay inay kasoo baxaan Villa Somalia iyo goobaha ku xeeran isagoo soo Jeediyey inay soo dagaan xaafadaha kala duwan ee magaalada Muqdisho.