Kismaayo(INO)- Danjire Maxamed Cabdi Affey Wakiilka IGAD ee Soomaaliya ayaa ka hadlay shirka kismaayo waxa laga filan karo, isqab qabsiga madaxda DF iyo qaabka ay doorasho dalka kaga dhici karto.
Ergayga IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey oo waraysi bixiyey ayaa ugu horayn wax laga waydiiyey Shirka Kismaayo, Hadii lagu heshiin waayo, iyo Hadalkii uu ka jeediyey magaalada Gaalkacyo, Wuxuuna sheegay inay muhiim tahay in madaxda Soomaalida loo sheego waajibaadka Saaran.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Kismaayo