Daawo:Maxaa Dhexmaray Wafdi Ka socday Safaarada Ingiriiska Soomaaliya Iyo Madaxweyne Shariif Xasan

0
211

Baydhaba (INO) Wafdi ka socday Safaarada Ingiriiska ee  Dalka Soomaaliya ayaa gaadhay magaalada Baydhaba ee Xarunta KMG ah Ee Dowladda  Koonfur Galbeed Soomaaliya.

WAFDI

Wafdigaan ayaa waxaa kulamo kala duwan ay la qaateen Madaxda iyo maamulka, waxaana intaasi kadib saxaafada si wada jir ah ula hadlay xubnaha  wafdiga iyo Madaxwaynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan sheekh Aadan.

Halkan Ka Daawo.


Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here