Daawo:Madaxweyne Shariif Xasan Oo Baydhabo Ka Sheegay Aragtidiisa Shirkii Kismaayo Muhiimada uu Lahaa iyo Natiijadiisa”

0
214

Baydhabo(IN)- Madaxweyne shariif xasan sheekh Aadan ayaa sheegay in Dowladissy ay doonayso inuu dadku wax ku doorto nidaamka 4.5 kaasi oo ay ka soo horjeedaan maamulada Puntland iyo Jubba.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaiya, shariif xasan sheekh aadan ayaa saxaafada kula hadlay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo halkaasi oo uu ku sharaxay aragtidiisa shirkii Magaalada Kismaayo Muhiimada uu lahaa iyo sida uu ku dhamaaday.

Halkan Ka Daawo

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here