Daawo:Kullan Ballaaran Oo Lagu Taagyeerayo Malaaq Guud Ee Beesha Leysaan Oo Maanta Ka Dhacey Baydhabo

0
728

Baydhabo(INO)- Kulan lagu taageeraayey Malaaq  Maxamed Cadow Maxamed oo dhawaan loodooratay Malaaqa guud ee Beesha Leysaan ayaa Maanta  laguqabtay Magaalada Baydhabo. Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay,culmaaudiin, Nabadoono,aqoonyahano,dhalinyaro iyo haween.

Halkan Ka Daawo Sawiradda

0102030405060607 080809

Wariye Abshir Maxamed Nuur Mandella, Idale News Online, Baydhabo