NY(INO)-Magaalada New York waxaa maalmo ka hor ka dhacay shil fool-xun kaas oo gaari kuwa lagu qaado carruurta iskooleyda ah uu ku kala gooyay haweeney wadada goyneysay. Darawalka ayaa la sheegay in uusan arkin haweeneydan oo wadada iska soo gashay.
Home Idale Somali News Update Daawo:Haweeney nasiib daran oo gaari ku kala gooyay bartamaha mag. New York
Latest article
Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada
Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...
Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay
Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar
idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...