Daawo:Gollaha Fulinta iyo Gollaha Sare Ee NUSOJ Oo La Magacaabay Lana Ansixiyey

0
394

Muqdisho(INO)- Gollaha Fulinta iyo Gollaha sare ee Ururka Saxafiyiinta Qarank Soomaaliyeed Ee Nusoj oo la ansixiyey kadib markii  ay soomagacaabeen Xog hayaga guud iyo gudoomiyaha Ururka Nusoj.

Gudiga fulinya ayaa kakooban 7 Xubnood oo u kujiro Xoghayaha Guud sidoo kale gollaha sare ayaa ka kooban sagaal xubnood ay ku jiraan Gudoomiyaha ,kuxigeenka koowaad iyo kuxigeenka labaad.

Halkan Ka Daawo Sawiraddda.

010203040506

Wariye Abshir Maxamed Nuur Mandella, Idale News Online. Muqdiso

Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here