Caza(INO)-Dabaal deg ballaaran ayaa ka dhacay magaalada Gazah, waxaana kumanaan qof oo dad ah ay isugu soo baxeen garoon kubadda cagta lagu dheelo oo xaflad loogu qabtay lamaanayaashaasi mar qura aqal galay.
Hay’ad samafal oo laga leeyahay dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta ayaa suuragelisay in 200 Lamaane reer Gaza ee dalka Falastiin isu guuriso, kuna caawiso dhaqaalaha guurkaasi.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Gaza