Daawo:DF Soomaaliya ka qaybgashay shir looga hadlaayay xagjirnimada oo ka dhacay Mareykanka

0
245

Washintong(INO)-Wasiirka Cusub ee Wasaarada cadaalada Xukuumada Soomaaliya C/llaahi Axmed Aadan Ilka Jiir iyo Wafdi uu hogaaminayo oo shir kaga qeyb galAayo aqalka cad ee Dowlada Mareykanka ayaa shirkaasi loogu hadlay Xagjirnimida.somalia

Shirka ayaa sidoo kale la isku soo hadal qaaday dhibaatooyinka ka jira Dalka Soomaaliya iyo xaalada Guud ee dalka Soomaaliya.
Halkan Ka Daawo.

C/llaahi Axmed Aadan Ilka Jiir oo Dowlada Soomaaliya u matalaayay shirkaasi ayaa ka so qeyb galayaasha shirka warbixin guud ka siiyay xaalada Soomaaliya iyo dhibaatooyinka ka jira.
Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka ay ka jiraan dhibaatooyinka la xiriira amnidarada iyo in Soomaaliya ay joogaan Kooxo la sheegay inay gacan saar la leeyihiin xagjiriinta aduunka ka dhisan.
Dowlada Soomaaliya ayaa dagaal kula jirta Ururka Al-Shabaab, waxana Al-Shabaab ay ku sugan yihiin Deegaano iyo degmooyin ka tirsan Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Idale News Online, Washington.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here