Daawo:Dagaalada Ka Socda Dalka Liibiya Oo Burburiyay Bilicdii Caasimmada Dalkaasi

0
260

Libiya(INO)-Kadib  Dilkii Hogaamiyihii Hore Ee Dalka Liibiya Marxuum Mucamar Al-qadafi waxaa ka bilawday dagaalo xoogan oo u dhaxeeya dhinacya kala duwan, kuwaas oo dhamaantooda ku kala aragti duwan dhismaha dowlad wadaag ay yeelato dalkaas.

LIBIYA

General katirsanaa ciidanka dalka Liibiya oo lagu magacaawo Xafter ayaa hor boodayo dagaaladda uu dhiiga badan ku daatay ee dalka Liibiya ka dhacaya, dhanka kale dalka Liibiya waxaa ka dhisan xukuummad aan caga badan ku taagneen taas oo u tabar weysay xasilinta Amaankeeda.

Halkan Ka Daawo Video.

Siddoo kale waxaa dalkaas ka dagaalama   ee Ansaar Al-shareeca, sirdoonka dalka Mareykanka ayaa dhawaantan warbixin uu soo saaray ku sheegay in dhulka saxaraha ah ee dalka Liibiya ay kooxda Daacish ka furatay xaruma ay ciidankeeda ku tababarato.

Idale News Online, Taliboli.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here