Daawo:Daawo: KG Soomaaliyeed ee Sacuudiga oo Runta u Sheegey Dowlada Soomaaliya Iyo Kuwa Dhibaatada Ku Haya Shabelaha Hoose

0
379

Jiddah(INO)- Kulan aad u balaaran oo ay iskugu yamaadeen Culumaa’udiinka iyo Waxgaradka kasoo jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa lagu qabtey Magaalada Jiddah ee dalka Sacuudiga kulankaas ayaa waxaa diirada lagu saarey dhibaatooyinka dhamaadka laheyn ee ka taagan Shabeelaha Hoose.

Halkan Ka Daawo

 

Idale News Online, Jiddah