Daawo:Daacish oo Somali ka furatay Xero Tababar & Sarkaal Caan ah oo ka soo dhex Muuqday

0
750

Muqdisho(INO)- Kooxda Daacish (ISIS) oo maalintii shalay ka Fulisay Gudaha Soomaaliya weerarkii ugu horeeyay ayaa soo bandhigay Xero lagu tababarayo Ciidamo Caruur u badan oo ay Qorteen, iyadoona uu halkaas ka soo muuqday Sarkaal Caan ah sida aan Muuqaalka ka daawan kartaan

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA

Kooxda Daacish ayaa waxay ka dagaalantaa Wadamada Ciraaq iyo Suuriya, waxaana dhowaan ku biiray Garab kamid ah Kooxda Al-shabaab oo mudo ka dagaalamaysay gudaha dalka Soomaaliya.

Dac1

Dac4

Dac3

Dac2

Idale News Online, Muqdisho