Daawo:Beesha Leysaan Oo Maanta Malaaq Cusub Ku Dooratey Magaalada Baydhabo

0
916

Baydhabo(INO)- Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Bay ayaa waxaa maanta lagu caleema saaray Malaaqa Beesha leysaan Malaaq Cabdulahi cali Cabdi

Beesha leysaan oo kamida Beelaha Raxanweyn waxaa caleema saarka Malaaqa aay caleema sarteen ka soo qeyb galay Xildhibaano odayaal aqoon yahano qeybaha kala duwan ee bulshada waxaa kela mesha ka hadlay afhaayeenka Gollaha guurtada Koonfur galbeed soomaaliya Malaaq deerow asiguu siheersara ah u soo dhawayey malaaqa la doortay kana soo jeeda gobalada Konfur galbeed soomaaliya.

Halkan Ka Daawo

 2 3 4 5 6

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here