Daawo:Beesha Geelidle oo ka tacsiyadeysay Geerida Malaaqyada, Taagyeerteyna Shariif Xasan

0
310

Baydhabo(INO) – Beesha Geelidle oo Ka mid ah Beelaha Koonfur Galbed Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeysay geerida Malaaqyadii lagu diley Hotel dayax Ee Magaalada Muqdisho Sidoo kale Kullanku waxay taagyeero ugu muujisay Shariif Xasan oo ku kacsan Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka KGS iyo  Siyaasiyiin diidan sida  uu wax u wado.

Halkan Ka Daawo VIDEO

Abshir Mandella, Baydhabo