Ksimaayo(INO)-Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe oo shaley iska soo duubay fariin Muuqaal ah ayuu arimo badan uga hadlay.
Arimaha ka careysiiyey Axmed Madoobe waxay ahayd Mooshinkii Baarlamaanka Federalka ka keeneen Baarlamaanka sadbursiga lagu dhisay ee Jubba.
Axmed Madoobe ayaa si ba’an u aflagaadeeyey Baarlamaanka Federalka isagoo ku sheegay Axmaqnimo iyo Dhaqanxumo inay isku darsadeen.
Mooshinka la bilaabay in Maamul Goboleedyada laga keeno, ayaa waxaa lagu macneeyay mid ku cusub saaxada siyaasadda Somaliya, waxaana muuqanayso in culeyskeedu uu lee yahay.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Kismaayo