Daawo: Xuska 1da Luulyo Oo Si Weyn Looga Xusey Muqdisho

0
334

Muqdisho(INO)-Xaflad heer qaran ah ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana xafladda ka qeybgalay madaxda dowladda Soomaaliya sida Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Waxaa xafladda lagu qabtay aqalka dowladda hoose ee magaalada Muqdisho, iyada oo khudbado dhiirogalin iyo bogaadin ah ay ka jeediyeen madaxda dalka.

Koowda Luuliyo waa maalintii ay xornimada qaateen gobolada koonfureed ee dalka iyo midoowgii labada qeybood ee Soomaaliya. 55 sano ayaa laga joogaa xiligaasi.

Amniga magaalada Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyey, iyada oo waddooyinka la dhigey ciidamo badan, meelaha qaarkoodna la xirey.

Halkan Ka Daawo
Img DescriptionImg DescriptionImg DescriptionImg DescriptionImg DescriptionImg DescriptionImg DescriptionImg DescriptionImg DescriptionImg DescriptionImg DescriptionImg DescriptionImg DescriptionImg DescriptionImg DescriptionImg DescriptionImg DescriptionImg DescriptionImg DescriptionImg DescriptionImg DescriptionIdale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here