Daawo: Xog Muhiim ah halista heshiiska Saldhigga Milatari UAE ee Berbera Somaliland

0
187
Hargeysa(INO)- Xog Muhiim ah halista heshiiska Saldhigga Milatari UAE ee Berbera Somaliland
1. Halista uu leeyahay saldhiga Milatery ee Berbera,
2. Yaa saxeexay heshiiska,
3. Heshiisku waxa uu qorayo maxaa loo qariyey.
4. Somalia wax maka ogayd heshiiskan,
5. Maxaa keenay uin hadda la boobsiiyo,
6. Sidee looga horgegi karaa.
 Halkan Ka DAAWO VIDEO