Daawo: Xildhibaan Maryan Macalin Isaaq Oo Si Weyn Looga Soo Dhaweeyey Baydhabo

0
178

Baydhabo(INO)- Xildhibaan Maryan Macalin Isaaq oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Federaalka Ee Soomaaliya ayaa maanta si dhiiran looga soo dhaweeyey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Mudooyinkan dambe waxa Magaalada Soo Gaarayey Mudanaayaal iyo siyaasiyiin kale oo daneynaya Ka mid noqoshada Baarlamanka Cusub ee 2016.

Halkan Ka Daawo Sawiro