Daawo: Xarunta Agoonta Ee Al Xuneyn Baydhabo Oo U Baahan Dayactir iyo Kaalmo

0
492

Baydhabo(INO)- Muxsiniinta Wada  Xarunta Agoonta Al- Xuneyn  Ee Magaalada Baydhabo Ee Xarunta ayaa qeylodhaan u soo diraan dadka qurbojoogta Soomaaliyeed ee muxsiniinta ah khaasatan shacabka kasoo jeeda gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Culimada ayaa codsanaysa in dayactirka Xarunta lagala soo qeynb qaato si ilaahay dartiisa oo qofku u niýeysanayo aakhiradiisa ay iyaguna isku hawlinayaan sidii ay gudahana wixii ay ka qaadi karaan ka qaadaan.

Halkan Ka Daawo VIDEO

Wariye Abshir Maxamed Nuur, Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo 

Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay