Daawo: Xaflad Lagu Sagootinaayo Xildhinaaanada Labada Aqalka Ee BFS Oo Caawa Ka Socota Madaxtooyada KGS

0
348

Baydhabo(INO)- Xaflad  Ballaaran oo Lagu Sagootinaayo Xildhibaanada Baarlamaanka Aqalka Sare & Kan Hoose ayaa  hadda Ka socota Madaxtooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Xaflada waxaa fadhiya Madaxweynaha Koonfur Galbeeed Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne, Mas’uuliyiin iyo AMISOM, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan KGS.

Fillo Sawiro Dheeraad ah iyo Codadka

SAWIR QAADE: C/risaaq C/qaadir