Daawo: Xafiiska Siyaasada QM Ee Somalia UNSOM Oo Tartan Orod Ku Qabtey Baydhabo

0
205

Baydhabo(INO)- Waxaa shaley magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay lagu qabtay Tartan orod oo lagu tartamayey fogaan dhan 5.1 Kilometer. Waxaa ka qayb galay tartankan 148 qof oo dhinacyada tartamaayey ah.

Ujeedada tartanka ayaa lagu sheegay mid lagu xoojinaayo xiriirka ka dhexeeyo Saraakiisha Dowlada  Konfur Galbeed Soomaaliya (ISWA), Howlgalka AMISOM iyo xafiiska Siyaasada Qaramada Midoobey ee Somalia (UNSOM).

1 2 3 4 5

 Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here