London (INO) Marwada Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Obama ayaa ka yaabsatay Caalamka Kadib Markii Muuqaal Caalamka Soo Jiitay Kaga Qayb Qaadatay Xaflad Muusiga Oo Maalmaha Easterka Lagu Qabtay Maraykanka.
Muuqaalka Michelle Obama ayaa wuxuu noqday Midka ugu hadal haynta badan leh – DAAWO WAXA KA DHACAY GOOBTA.
