Daawo Wiil Soomaaliyeed oo Sharafta Somalia dib usoo celinaya

0
207

Magaciisa waa Axmed Cumar oo ku nool dalka Maraykanka, todobaadkani waxa uu ka qeybgalayaa tartanka jir dhiska magaalo ku taala Maraykanka oo lagu magacaabo Vermont.

Waxa uu doonaya in uu sare u qaado magaca Soomaalida, isagoo doonaya in uu tirtiro aragtida Soomaalida laga qabo ee ah in ay yihiin dad dhuudhuuban, oo nafaqo daro dilootey.

Waxa kale oo uu doonayaa in ragga Soomaaliyeed uu u hor koco in ay jirkooda dhisaan oo ay noqdaan dad jirkooda caafimaad qaba.

Shantiisa salaadood ayuu tukadaa, bulshadiisa Soomaaliyeed aad ayuu u jecelyahay, wuxuuna doonayaa in uu ka caawiyo wax kasta oo awoodiisa, wuxuu isku magacaabay “Muruqa Soomaalida”. Wuxuu cunaa cunto dheelitiran oo nafaqo leh.

Hoos Ka daawo Sawirada

Axmed Cumar, Murqaaniiste Soomaali ah oo Maraykanka ku nool

ahmed-omar-posing

ahmed-omar-tee-shirt

vpr-ahmed-omar-at-computer-0425-13

vpr-ahmed-omar-at-prayer

vpr-ahmed-omar-making-eggs

vpr-ahmed-omar-trains-042513

Idale News Muqdisho