Daawo: Wefdiga Dowlada KGS Oo Maanta Kormeerey Xurumaha Dowlada, Isbitaalka iyo Iskuulada Degmada Baraawe

0
490

Baraawe(INO)- Wefdi Ballaaran oo Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed C/laahi Mursal Ayaa Maalintii Labadd Ku Sugan Caasimada Baraawe Ee Gobolka Shabellaha Hoose isigoona Maanta Kormeer Ku Sameeyey xarumaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya, iskuulada iyo isbitaalka weyn ee Degmada Baraawe Ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Halkan Ka Daawo

01020304050607

Idale News Online, Xafiiska Warqabadka Ee Baraawe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here