Daawo: Waxgaradka KGS Ee Ku Dhaqan Hargeysa Oo Deeq Lacageed Gaarsiyey Gudiga Abaaraha Somaliland

0
352

Baydhabo(INO)-  Waxgaradka iyo Ganacsatada kasoo Jeeda Gobolada Koonfur Galbeed  Soomaaliya ku Nool magalada Hargeysa Ee Xarunta Somaliland ayaa waxa ay deeq lacageed oo dhan $4000  ay gaarsiiyeen Gudiga Abaaraha Somaliland waxaana deeqdaasi Gudoonsiyey Gudoomiyaha Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Hargeysa Cabdullahi Macalin Cali.

Halkan Ka Daawo.

Idale News Online, Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here