Daawo: Waxgaradka iyo Qaar dhaqanka Hawiye ka mid ah oo ku dhaartey in haddii Xasan Sheikh soo laabto gacmaha la isula tagaayo.

0
235

Mogadishu (INO) – Waxgarad iyo odayaal dhaqameed ka soo jeeda beelaha Hawiye oo shir jaraa’id qabtey ayaa si aad ah u dhaliiley guddiyada doorashada iyo qaabka ay ku yimaadeen, waxayna sheegeen in ay u shaqeynayaan xafiisyadii soo magacaabey, sidaasi darteed waxay ku dhaarteen in aysan is daldali doolin oo ay ka xigaan dagaal haddii Xasan Sheekh Maxamed, madaxweynaha waqtigiisa dhamaadey uu xukunka mar kale dib ugu soo laabto.