Daawo: Wasiiro Iyo Odayaal Ka Tirsan Dowladda KGS Oo Maanta Kormeerey Xeradda Cali Salaamey

0
238

Baydhabo(INO)-Wasiiro katirsan Dowladda  Koofur Galbeeed Soomaaliya iyo odayaal dhaqameedyada gobalada KG Soomaaliya ayaa manta  waxay kormeereen xarada tababarada ciidanka Cali Salaamay ee magaalada Baydhabo oo ay kujiraan 395 askari oo dhawaan tababar loogu soo xiray xaradaasim.

Wasiiradaan ka tirsan Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa  waxaa ay kulan  laqaateen ciidanka iyo saraakiishooda ayagoo kawada hadlay sidii taageeero  loo siin lahaa ciidankaasi si ay goobaha fara ku tiriska ah  oo deegaanada Koonfur Galbeed kaga sugan yihiin  kooxada Al-shabaab.

Xili dhawaan xarada tababarada ciidanka Cali Salaamay ee magaalada Baydhabo tababar loogu soo xiray ciidan tiradiisu gaarayso 395 askari oo bilaw u ah  askarta uu yeelanayso Dowladda Koonfur Galbeed  soomaaliya ayaa manta  xarada ay kujiraan ciidankaasi waxaa kormeerkutagay, Wasiiro katirsan Dowladda KG ee soomaaliya iyo hogaamiyaasha beelaha wadadega  Gobolada KGS.

Ujeedada  kormeerka wasiirada iyo odiyaasha dhaqanka   koonfur galbeed ayaa ahaa mid ay kudhiiragalinayeen ciidanka  ayna kudareen siinayeen in ay lagarabtaaganyihiin  taagyeero hiil iyo hooba leh ,waxaana sidookale ciidanka ay kacodsadeen wasiirada iyo codiyaasha dhaqanka in ay kudadaalaan sidii looga xureen lahaa ugus miileha farakutirska ah ee ay kagasugunyihiin  gobalada bay bakool iyo shabeelada hoose oo Dowladda  KG uu ka arimiyso.

Ugu horeen waxaa madasha kahadlay  qaar kamid ah codiyaasha dhaqanka KG ee soomaaliya oo  si ukumid ah  ugabaraarujiyey ciidanka in ay ladagaalamaan  Xoogaga Al-shabaab . iyagoona usheegay ciidanka inay marwalba ay kawarhendoonaan  Hadaanahay odayaasha dhaqanka  waa idingarabtaaganahay ee idinkuna  goaansada in aad ladagaalantaan al shabaab oo kasaartaan meelaha farakutiriska ah ee ay kaga siganyihiin bay bakool iyo shabeelada hoose.

Wasiirka maaliyada  Ee Dowladda Koonfur  Galbeed  Soomaaliya Sheekh Xasan Ibraahim Lugbuur ayaa  ciidanka usheegay   in Dowladda Galbeed  Soomaaliya ilagaar ah ku eegidoono  ciidankan .

waxaana ciidanka kacodsay in ay iskadhaafaan waxayaabaha dhibaatada ukeenikara ciidannimada sida muqaadaraadka iyo wixii lamid ah.

Ugu Dambeyntii, Dawlada koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa marwalba idin garabtaagan ee idinkuna muujiya dadaalkiina waayo   al shabaab ma ahan dad looseexankaro ee keena sidii looga xureen lahaa dalka soomaaliya.

Halkan Ka Daawo Sawiradda Maanta

DSC_0706Idale News Online, Bydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here