Daawo: Wasiirka Waxbarashadda iyo Barbaarinta Ee KGS Oo Ka Qiib Galey Xaflad Ardey Shaado Lagu Gudoonsiinaayey

0
215

Baydhabo(INO)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarasha iyo Barbaarinta DKGS Saadaad Maxamed Nuur Caliyow Ayaa ka qiib galey xaflad shahaado lagu gudoonsiinaayey ardey ka qalan jebisey xirfadaha, korontada, faryaamada, qurxinta dumarka, Harqaan iyo xirfado kale oo badan.

Ardadaas  oo tiradooda gaareyso 60 ardey  isla markaana  waxaa fursadaas siiyey Hay’adda GREDO iyadoo taageero ka heleyso Hay’adda NRC .

Wasiirka Wasaaradda Waxbarasadda Iyo Barbaarinta  Ee Dowladda KGS Mudane Saadaad Maxamed Nuur Caliyow  ayaa uga mahad celiyey shaqada ay qabteen hay’adahaasi amaan badana ujeediyey .

Sidoo kale  wasiirku waxaa uu u hambaliyeeyey ardaydii fursadaas ka faa’ideysatey asagoo ku dhiiro geliyey in ay ku shaqeystaan wixii ay barteen.

Ugu  danbeymtii wasiirka ayaa baaq u direy hay’adaha kale in ay ku deysadaan shaqada ay qabteen hay,adaan.

Halkan Ka Daawo.

photo 1 pho 2pho 2photo 3photo 5photo 7 phto4PHOTO 9photo 10photo 11Mustafe Garabey, Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here