Muqdisho(INO)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta Mudane Injineer Saalax Sheekh Cismaan ayaa waxa uu furey aqoon isweydaarsi lagu falaaqeynaayo dib udhiska, wadoodyinka ,Dejinta iyo fulinta barnaamij ah horumarinta, dayactirka iyo dib-u-dhiska kaabayaasha dhaqaalaha waddanka sida jidadka, garoommada dayuuradaha, dekedaha, buundooyinka, dhismayaasha hey’adaha qaran iyo kuwa dowladda DFSoomaaliya.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Muqdisho