Daawo Wasiirka Beeraha Iyo Waraabka Ee KGS Iyo Taliyaha Ciidamada Amisom Ee Sh.Hoose Oo Booqadey Degmada No 50

0
289

Marka(INO)-Wasiirka Beeraha iyo waraabka Ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Maxamed Xasan Fiqi oo uu weheliyo taliyaha Ciidamada AMISOM Ee laga bilaabo No 50 ilaa Degmadda Baraawe ayaa booqasho qaadatay laba maalmood ku tegay degmada No. 50. eeGobolka Shabellaha Hoose.

Intii ay wafdiga joogeen Degmada No 50 waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay Gudoomiyaha degmada Gen.Cabdullahi Waafow iyo waxgardka degmada.

Wasiirka Beeraha iyo taliyaha ciidamada AMISOM ayaa waxa ay salaan sharaf ka qaateen cutub ka mid ah ciidamada Booliiska iyo Nabadsugida ee Dowladda KGS ee Ku sugan degmada No 50.

Wafdiga wasiirka Beeraha iyo Waraabka  ayaa maanta ku soo guryanoqday magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose.

DSC03587DSC03588DSC03589DSC03590DSC03591DSC03592DSC03593DSC03594DSC03595DSC03596DSC03597DSC03598DSC03599DSC03600DSC03602DSC03603DSC03604DSC03605DSC03606DSC03607DSC03608DSC03609DSC03610DSC03623

Idale News Online, Xafiiska Marka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here