Hadaba sida muuqaalkan ku aragtaan waxaa dib u dhis xoogan kusocda Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Dib u dhiska kusocda Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa ah mid iskaa wax u qabso ah, waxaana ka qeyb qaadanaya Madaxda sare, Wasiirada Koonfur Galbeed iyo Shacabweynaha Magaalada Baydhabo Janaay.
Idale News Online.