Daawo: Wasiir Farkeeti” KGS Waa Cududa Ugu Weyn Dalka Somalia”

0
212

Baydhabo(INO)- Maxamed Aaden Ibrahim Farkeeti  Wasiirka Maaliyada Dalka Somalia oo dhawaan looga adkaadey Doorashada Aqalka Hoose ayaa sheegey in Koonfur Galbeed Soomaaliya  dhaqaalle ahaan iyo Dad Ahaan  ay tahay Cududa Ugu Weyn Dalka Soomaaliya.

Wasiir farkeeti ayaa sanadkan rajeynaya in qof DM ah inuu Noqdo Madxweynaha Dalka Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO