Hargeysa(INO)-Wasiir ka tirsan maamulka Somaliland ayaa ka dhaawaajiyey hadal muujinayo inay Somaliland t Gobolka ka mid ah Soomaaliya .Abdulaahi Maxamed Daahir Cakuse oo ah Wasiirka xanaanada xoolaha Somaliland oo lagu tiriyo inuu yahay gacanta midig ee madaxweyne Siilaanyo ayaa ka dhawaajiyey inay dhawaan Somaliland ka baaqatay kulan ay dowladda Sacuudiga ku qaban rabtay dalka Uganda.
Wasiirka ayaa ku sababeeyey arrintan ay uga baaqdeyn kulankaan inuu ahaa Sacuudiga oo go’aansatay inay kulankaan dib u dhigto maadaama ay mashquuleyn maamul Goboleedyada Soomaaliya sababo xagga doorashada ah.
Halkan Ka Daawo VIDEO