MN(INO)-Munira Khalif oo ah gabadh Soomaaliyeed oo ku jirto da’da 18 jirka, ayaa noqotay qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo ay aqbaleen Sideeda Iskuul ee ugu sareeya dalka Mareykanka, kuwaasi oo aan la helin.
Gabadhan Soomaaliyeed oo maskaxdeeda iyo aqoonteeda aad u sarreysa ayaa waxay soo jiidatay Dugsiyada aan la helin, waxaana si weyn arintan u baahiyay Telefishinada dalka Mareykanka gaar ahaan TV-ga NBC iyo Fox24 ee dalka Mareykanka laga leeyahay.
Idale News Online,MN, USA