Daawo Waraysi dhexmaray Cali xaraare Iyo Nin u’eg Madaxwaynaha Jabuuti iyo Sheekooyin yaab Leh oo uu La kulmay

0
269

Muqdisho(INO)-Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso badan oo ka baxay Tv-ga Kalsan kaasi oo wariye Cali Xaraare uu ku waraystay Nin Soomaaliyeed oo siwayn ugu Eg madaxwaynaha dalka Jabuuti, ugu horayn Cali Xaraare ayaa ka sheekeeyay Markii ugu horaysay ee uu arkay Rashiid iyo wixii dhex maray, kadibna wuxuu u gudbay inu Su’aalo ka waydiiyo.

rashiid


Cabdirashiid Diiriye Faarax oo laga waraystay Arimahaasi ayaa wuxuu ka sheekeeyay dhacdooyin yaableh, oo uu kala kulmay bulshada Soomaaliyeed kuwaasi oo moodaya Inuu yahay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti.

Halkan Ka Daawo.

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here