Dagaal gaystey qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac kana dhacdey duleedka xaafadaha Calanleey iyo Via Afmadow ee magaalada Kismaayo ayaa joogsadey ka dib markii mid ka mid ahaa dhinacyaddii dagaalka u dhaxeeyey looga itaal roonaadey dagaalkii maanta. waxaana la sheegayaa in ciidamada maamulka Jubbaland ee Kismaayo ka arrimiya ay gaaf wareegayaan xaafadihii uu dagaalku ka dhacey iyagoo ku hubeysan gaadiidka iyo hub fudud.
Idale News ONline kala soco warar xaqiiq ah oo muuqaal wata