Muqdisho(INO)-Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, John Kerry ayaa maanta booqday, wuxuuna kulan la qaatay madaxda dowladda Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada, waxayna ka wada hadleen arrimo badan oo ku saabsan xiriirka labada dal iyo kaalmada ay dowladda Mareykanka siiso Soomaaliya.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online,Muqdisho