Wasiirka arimaha debeda somaliya Dr C/raxmaan Ducaale Bayle oo kusoo noqday magaalada Muqdisho mudo kadib ayaa Bixiyey Waraysi xiiso Badan.
Wuxuu uga hadlay Siyaasada arimaha debeda Soomaliya, Safaaradaaha, Hanti qaran oo lagu eedeeyay Inay Lunsadeen Wasiiro ka horeeyay, Passport-ka dilumaasiga, Dhibaatada lagu hayo Soomlida kenya, Dadka ku xiran Xabsiyada debeda ee Lagu soo celiyo Puntland iyo Somaliland, Waxa loo keeni waayey Muqdisho& Qodobo kale oo xiiso leh.