Daawo Video: Soomaalidda reer London oo muujiyey dareenkoda ku aadan dhibka lagu hayo walaaladooda reer Nairobi.

0
227

Soomaalida ku nool London ayaa dibadbax weyn oo aan loo kala harin ka hor sameeyay safaarada Kenya ee UK iyadoo si weyn loo cambaareynayo tacadiga Soomaalida loogu geysanayo Nairobi.
Soomaalida isugu soo baxday mudaaharaadka ayaa si weyn u cambaareeyay xadgudubka ay ciidamada Kenya iyo dawlada Uhuru Kenyatta ku heyso dadka Soomaaliyeed ee ku nool wadankaasi.

london

 

Idale News Online, London,UK.